Golaha Wasiirada Soomaaliya oo kulan aan caadi ahayn ku yeeshay Muqdisho ayaa ku ansixiyay safiiro cusub oo kor u dhaafaya illaa 10 Danjire, kuwaas oo Soomaaliya uga howlgeli doono caalamka. Ujeedka magacaabistan ayaa lagu sheegay si loo dhameystito danaha diblomaasiyadeed.
Upvotes: 2
Favorite this post:
Mark as read:
Your rating:
Add this post to a custom list